waxaa dhowaan hawada soo galay web cusb oo lagu magacaabo all dhulka, webkaas oo webabka soomlida ku soo kordhiyey. Aragtyo iyo waxyaabo cusub oo aan horay loo qorin.
Alldhulka wuxuu akhristayaashiis u balan qaadayaa warar aad looga baraan degey oo aad loo tafaftiray, lagan ilaaliyey dhinac u jan-jeerida.
